Dark Mode
  • Wednesday, 04 November 2026
Ceelbiyood Laga Hirgaliyey Deegaanka kobriyaad

Ceelbiyood Laga Hirgaliyey Deegaanka kobriyaad

waxaa ceel biybood aad loo mahadiyey laga daahfuray deegaanka kobriyaad oo ka tirsan degmada Iskushuban. Qodaalka iyo biyo gelinta
Waxaa maal geliyey ururka Lions ee wadanka Sweden iyo Lions International Foundation. Waxaana fuliyey shirkada Aboor Water and Construction Company.

Mursal Ismail Isa oo ka mid ah madaxda ururka Lions Sweden ahna madaxa mashrucan ayaa daahfurtay ceelkan. Ururka Lions wuxuu ceelal dhowr ah ka hirgeliyey puntland gaar ahaan gobolka Bari isla markaasna ururka Lions wuxuu biyo baaris lagu faaiday ka fuliyey gobolada Bari, Karkaar, Sanaag iyo Nugaal laga soo bilaabo sanadkii 2011.
Ceelka laga daah furay deegaanka Kobriyaad ayaa dabooli doona baahi badan oo biyo la,aaneed oo deegaamadaas ka taagnayd wuxuu si wayn u cawin doona bulshada deegnada ku hareereyasan.

Ceelbiyood Laga Hirgaliyey Deegaanka kobriyaad
Ceelbiyood Laga Hirgaliyey Deegaanka kobriyaad
Ceelbiyood Laga Hirgaliyey Deegaanka kobriyaad

Comment / Reply From